Вы находитесь на странице: 1из 2

6145964820 A/karin caga cad

*2063700912 cisman deeqo

Asalaamu calaykum.

Marka hore bro aad baan kuu salaamayaa salaan mida ugu qaalisana
hawada ayaan kuu soo marinayaa salaan kadib. aad baan kuugu
ladanahay in badan adigana mid taa la mid ah ayaan kuu rajaynayaa
intaa kadib.

walaal waan helay messagekaada waana kaaga mahadcelinayaa


salaanta iyo aqbaarta aad ii soo dirtay intaa kadib walaal waan nabad
tagay meeshii ilaah ii qoray inaan tago ee ahayd New York magaalo ka
mid ah ee la yiraahdo Syrcuse waana runtii magaalo aad u qurxan
misana hawadeedu qabow tahay waxaana nala dejiyay guri wayn
waxaana nala siiyay card ay lacag ku jirto oo aan u isticmaali karno
inaan ku soo iibsano waxkasta ee aan oga baahano magaalada sida
cuntada dharka iyo wixii la mid ah.

mida kale waxaa la isiiyay sharciga wadanka lagu joogo oo loo


yaqaano (I94) waxaana hada ii dhiman inaan helo warqadii aan ku
shaqaysan lahaa taas oo aan beri ka balansanahay in la i siiyo insha
laah kadibna waxaan apply garayn donaa ama aan dalbanayaa
sharcigii waynaa ee ahaa Green Cardka taas oo aan ku heli doono
with in 6 months or one year insha laah.

teeda kale waxaan bishan 30 keeda bilaabayaa high school la i geeyay


misana la iga qaaday Test yar ama exam yar sida aad u taqaano taas
oo aan dhigan doono mudo 6 bilood ah kadibna waxaa la i geynayaa
College si aan u sii wado waxbarashada.
marka ugu dambayn waxaan ku rajaynayaa caafimaad waara iyo nolol
raaxo leh dadkii nool waa is arki doonaa hadii uu alle idmo marka
sidaas iyo nabad galyo iyo nooli kulanta oo xiiso leh bye .

waxana la iga helayaa telkan mobilka ah waxaana iskaleh wiil ila


degan oo isagana uu UNka soo qaaday waana kanaa numberka ee
qoro hadii aad ii baahato mobilkaas ayaad iga helaysaa ok
0013153825703

Вам также может понравиться