Вы находитесь на странице: 1из 1

1-Raysal wasaraha Soomaliya cabdiwali Sheekh axmed maxamed waxa

Xiligani la Sheegay Inuu yahay Shaqsiga Ugu yar Shaqalaha Xafiskiisa inuu
aad ula dagalamay Shaqalahaynta Beeshisa. 2-waxa Uu dajiyey Inay
cadowga Ugu weyn tahay Shabaab oo dalka Laga Saaro waxana
Xukumadisa Bilowday Qorshaha badweynta India. 3-Waxa Sidoo kale Uga
Egyahay Aamuska Iyo waliba Inuusan ka hadal wax yabaha Uu ogyahay inay
Hoos U dhigayaan tageeradiisa. 4-waxa Uu isku dayey Inuu yareeyo faro
galinta Siyaasada Arimaha Debada Ama calamka Ee xukumada Dhexdeeda.
5-waxa Uu Yareeyey safarada u bananka Ku aadan madaxda kale oo la
Sheegay inay tahay Malaayiin Dolar. 6-waxa uu la Kulmay intu joogey Uuna
Soo jiitey Odayaasha Beesha Muqdisho isagoona Xiligani la Sheegay Inuuba
kalsooni Dhaba ka Haysto. 7-waxa Uu Soo jiitey barlamaanka Soomaaliya
waxana Xiligani Guud ahaan barlamaanka tageersan yahiin siyaasadisa
Ayna Ka soo horjeeda Mooshin madaxweynaha ka Dhana In laga Keeno. 8-
waxa uu dajiyey Qorshaha lagula dagalamayo Musuq masuq Oo lagu
Eedeyey Xukumada Isaga ka Horaysey wasiiro ka Tirsan. 9-waxa uu Ku
baaqay qaabkii Loo caawin laha Abaarta ka Jirta dalka,waxana Qorshaha Mid
la Mid Ah lagu xasusta farmaajo. 10- Ugu danbeyn waxa hada socda Qorshe
Ciidamada dalka mushaarkooda lagu siinayo.

Вам также может понравиться