Вы находитесь на странице: 1из 2

LENGUA Y LITERATURA - 4o Grado

ESTNDARES DE APRENDIZAJE

Lo que usted debe observar


Su hijo de cuarto grado deber:
Saber y usar un mayor nmero de palabras ms complejas cuando leen, escriben y hablan; palabras tales como piloto, internacional, licencia. Leer, entender y responder a una variedad de textos, resumiendo, identificando informacin y temas importantes y evaluando lo que se ley. Seguir un proceso de escritura que incluye planificar, escribir, mejorar, redactar y publicar pasajes de escritura. Hablar en situaciones formales e informales usando las destrezas y comportamientos apropiados.

Invite a su hijo a escribir tarjetas, cartas, listas e historias. Anime a su hijo a mantener un diario de sus trabajos de escritura y arte. A continuacin se provee un ejemplo de un pasaje de lectura que un nio de cuarto grado debe poder leer al terminar el cuarto grado:

Bessie Coleman
Por Bruce Brager En 1921, pocas personas saban cmo volar un avin. Pocas personas crean que una mujer pudiera aprender las destrezas necesarias para pilotar un avin. An menos personas crean que una mujer afroamericana pudiera volar. Ese mismo ao, Bessie Coleman se convirti en la primera mujer afroamericana en obtener una licencia de piloto internacional que le permita volar por todo el mundo. Ella se convertira en una de las primeras mujeres en recibir pago por volar.

Lo que usted puede hacer:


Hable con su nio sobre los libros que est leyendo. Parte de la tarea de un estudiante de cuarto grado es leer treinta minutos todos los das y de forma independiente . Ocasionalmente escuche a su hijo leer y hgale preguntas sobre lo que ha ledo. Lale a su hijo y lea con l. Hable de las palabras y de sus significados. Pregunte a su hijo lo que estn leyendo y escribiendo en la escuela. Seale cmo los comportamientos al hablar cambian dependiendo de la situacin y el pblico.

Preguntas para hacer a su hijo:


De qu trata este texto? Nombre tres cosas importantes acerca de Bessie Coleman. Qu es un piloto?

This material is in the public domain. Permission is granted to reproduce, store, and/or distribute it for informational or educational purposes, under the following conditions: commercial use is strictly prohibited; it may not be modified, altered, or edited in any way without the express permission of Saint Paul Public Schools, through the Office of Funded Programs, (651) 632-3790; any reproduction must include this message and the Saint Paul Public Schools logo.

Espaol/Spanish

FARBARASHADA - Fasalka 4aad


HEERARKA WAXBARASHADA

Waxa Laga Fiirinayo Ilmaha


Ilmahaaga Fasalka Afaraad dhigta waxa uu/ay:
Aqoonayaan isticmalayaan ereyo tira badan oo adag marka ay wax akhrinayaan, qorayaan, iyo hadlayaan. Erayda sida duuliye, caalami, shati (pilot, international, license). Akhriyaan, fahmayaan kana jawaabayaan waxyaabaha ku qoran buuggaga kala duwan iyo oo soo dusha ka eega, aqoonsada akhbaarta muhiimka ah iyo mawduucyda, iyo qiimeeya waxa la soo akhriyay. Raacayaan nidaam qoritaan ee uu kamid yahay qorshayn, qoritaan, habayn, saxid iyo dabiciida qoraallo gaagaaban. Ka hadlayaan meelo rasmi ah iyo aan rasmi ahayn iyaga oo isticmaalaya xirfado iyo dabecado ku habboon.

U sheeg in sida loo hadlayo la baddelayo taaso ku xiran meesha la joogo iyo cidda ku dhegaysanaysa. Ku casuum ilmahaagu in uu qoro kaarar, warqado, wax taxan iyo sheekooyin. Ku dhiirigali ilmahaaga inuu haysto xusuusqor iyo farshaxano. Tan soo socota waa tusaale akhriska sheeko gaaban uu ardayga fasallka afaraad dhigta ay tahay in uu akhriyi karo dhammaadka darajada afaraad:

Bessie Coleman
Qore Bruce Brager Sanadkii 1921 dad yar ayaa aqoon u lahaa sida diyaaradda loo duuliyo. Dad yar ayaa qabay in qof dumar ah ay baran karto xirfadaha laga rabo sida lagu duulinayo diyaaradda. Dad intaa ka sii yar ayaa qabay in dumarka Maraykanka Madowga ah wax duulin karto. Isla sanadkaas, Bessie Coleman waxa ay noqotay qof kamid ah dumarka Maraykanka Madow ee mutaysatay shatiga caalamida ee fasaxaya in ay adduunka oo dhan wax ka duuliso. Waxa ay noqotay qofkii ugu horreyay ee kamid dumarka mushahar lagu siiyo duuliyenimada.

Waxa aad sameyn kartid:


Kala hadal ilmahaaga buugagga uu akhristo. Soddon daqiiqadood ee iskiisa uu wax u akhrisanayo waa qayb kamid hawsha guriga ee arday kasta ee dhigta darajada afaraad. Mararka qaarkood dhageyso ilmahaaga oo wax akhrinaya oo suaalo ka weydii waxa la akhriyaay. U akhri waxna la khriso ilmahaaga. Kala hadal erayada iyo macnohooda. Weydii ilmahaaga waxa ay akhriyaan iyo qoraan marka ay dugsiga jiraan.

Suaalaha Ilmhaaga La Weydiinayo:


Buggaan muxuu ku saabsanyahay? Magacaw saddex shay oo muhiim ah ee ku saabsan Bessie Coleman. Waa maxay duuliye (pilot)?

This material is in the public domain. Permission is granted to reproduce, store, and/or distribute it for informational or educational purposes, under the following conditions: commercial use is strictly prohibited; it may not be modified, altered, or edited in any way without the express permission of Saint Paul Public Schools, through the Office of Funded Programs, (651) 632-3790; any reproduction must include this message and the Saint Paul Public Schools logo.

Soomaali/Somali

Вам также может понравиться