Вы находитесь на странице: 1из 2

CORONAVIRUS

MAXAA KEENA XANUUN-KA COVID-19


aa

AXMED FAARAX MAXAMUUD

VIRUS Taxanaha Coronavirus Covid-19


Markii ugu horeysay xanuunadan
coronavirsus waxa la aqaansadey Caabuqan Covid-19 waxa uu ka midyahay qoyska
1930-kii markii laga helay digaag dab- conranaviruses – oo ay ka ku jiraan Hargabka,
Virusku waa aaneyn keenta caabuq. Virusyadu joog ah oo qabay xunuunadan halka Middle East respiratory syndrome (MErs) iyo
waa ay kala duwan yihiin, midba xanuun gooniya Lixdamaadkiina (1960-madkii) severe acute respiratory syndrome (Sars)
ayay keenta. Hargabka waxa keena in ka badan seynisyahanadu aqoonsadeen in coranavirus. Caabuqyadani waxay horaanta
200 virus oo kala jaad ah – se virusta badanka coronavirus yihiin aaneynta cudurada weeraraan maranidana neefta iyo sababka. Covid-
keenta hargabku waa rhinoviruses. Halka virusta sidoo kale ku dhaca bini aadamka, 19 waa caabuq qariib ah (novel), waxa uu horaanti
keenta HIV iyo AIDS kaba ay tahay jaad kale oo qaybaha hab-dhiska neefta. Tan iyo ka dilaacay magaalo madaxada Wuhan ee jiida
loo yaqaan HIV. Caabuqa Ebola-na waxa u sabab 2003 waxa la yaqaan uun kaliya viruska Huubey, waddanka Shiinaha. Astaamihiisa waxaa
ah dhowr jaad oo virus-yo kala duwan ah laakinse hargabka keena oo laba jaad kala ah: ka mida xumad, qufac qallalan, daal iyo neef
dunjigoodu yahay Ebolavirus: Caabuqan CoVid19 coranaviruses 229E iyo OC43. Ka dib qabatin. Astaamo kale oo soo raacaa wey jiraan
waxaa keena Sars-Cov-2. Virusku wuxu ka 2003 waxaa la arkey dhowr nuuc oo waase ay yaryihiin – taa ujeedadeedu waxay
koobanyahay walaxda xogta-unuga keydisa oo ay kale, oo uu ku jiro Covid19. tahay in qof walba isu arag – waxayse yihiin:
ku dahaadhantahay qolof borotiin ahi – taasina Matag, cabbudh iyo shuban, wali hindhiso lama
waxa ku sii dahaadhan xuubka unugga. Dhaman sheegin ilaa haatan. Ma jiro dunida meel aanu
virusyada coranavirus waxa ay bini aadamka uga
Xannuunada Coronavirus
saameyn Covid-19, oo aanu kaga tegin dhimasho,
soo tebaan xayawaanka – kow fiidmeer-ta Keento xanuun, welwel iyo dhaqaale burbur – waxa uu
Virusku waa dullin, marka uu galo unuga waxa u af keenay heer in waddamadii hanaanka caafimaad
duubaa makiinadaha unugayada – oo ay u Sidan oo kale, dabayaaqadii kal-kii ee guumurey ay wali la daala-dhacayaan
horeyso raaybasoomisku – barta soo saarta 2002, waxaa dilaacay xanuunka Sars ( xakeymeyntiisa. Caabuqani waxa la isku
Borotiin-ka. Taasi waxay u suurto galisaa (Virus-ka) qaadsiiyaa wada hadalka, qufaca, hindhisada iyo
Severe acute respiratory
in uu copy-yo badan oo virus ah, uu unugga jidhka taabashada – taasi waxay tahay inta uu jiro
syndrome) oo ay keento aaneynta
ee aafoobey soo saaro. xanuunku in ay dadku kala fogaadaan, ayna
virus-ka SARS-CoV. Xanuunka waxa uu
lahaa astaama Covid-19 oo kale. kordhiyaan nadaafadooda.
Waxaa xanuunku, hase ahaate, dadka
u qabanayay si ka daran Covid-19 –
Boqoleyda dhimashaduna waa ka
badneyd ta Covid-19. Xanuunkan Qaabka uu Virus-ku U Galo Jidh-ka
waxaa u leeday 774 ruux intii u
dhaxaysay 2002 – 2014.
Sucuudi carabiyana waxaa ka soo if- Marka qof aafeysani qufaco, hindhiso ama
baxay xanuun kale oo aaneyntiisu ku hadloba, virusku hawada ayuu galayaa,
ab-tirsato dunjiga coranavirus. meeshaasi wey aafeysantahay – virusku hawada
Waxaa xanuunkan lagu magacaabay wuxuu ku sii jirayaa muddo saddex saac ah.
Mers ( Middle East respiratory Qofka markaa hawadaa nuuga ( neefsada)
syndrome) virusku SARS-Cov-2 wuxuu galayaa sanka iyo
Labbadan xanuun-ba waa la cunaha deetana halkaa ayuu neggaanayaa ---
xakameeyey, taasi darteed, wax-yeelo taasi waxaa wacay in unugyada sameeya ( ka
Muuqaalka Virus-ka weyn ma keensan sida Covid-19. Hadii koobanyahay) oogada hoose sanku ay ka mid
xawaaraha Covid-19 ku fidayo ay ku fidi yihiin laba unug oo kala jaad ah, kuwaasoo hodan
lahaayeen labadan kale ee xanuun, ku ah receptors ( guddoomayaal, qaabilayaal) --
Dhamaan virusyada corona waa isu muuqaal dhimashadu aad bey uga sarreyn waxaa loo yaqaan marka magacooga la soo
egyihiin waxayse ku kala duwan yihiin Jiinis – qayb lahayd tan imika ee xannuunkan Covid- gabiyo ACE2. Marka virusku soo gasho sanka
yar oo ka mid ah barta xogta-unuga lagu keydiyo. 19 loo tirinaayo. Sababta fufkoodu u waxay ay farraaqyadeeda ku xidhataa
Corona waa erey latin ah oo u la jeeddadiisu tahay yaraadey waxay tahay, in marka caabuq guddoomayaasha unugyada sanka. Si virusku u
“crown” Ingiriiskan casriga ah, oo macanaha ay keeneen, labbadan xannuun, ku sii tarmo, virusku waxa uu ku siidayaa xogtiisa
dhigeeda somaligu yahay “taaj” – duubka beermo jidhka, qofka waxa markaaba unugga ( RNA) seytobalaasamka unnuga virusku
boqoradu maddaxa ku qaataan. coronavir Waxay ka soo if-baxaysay astaamihii ku xidhmey.
magaca taaj ula baxeen muuqaalkooda marka la xannuunka, oo qofka soo ridanaayay.
daawado humaaga Electron microscope-ku bixiyo Halka Covid aaney qofka wax astaan
– wax u sameysan sidii kubad yar oo kale oo ay ka ahi ka muuqaneyn muddo – taasi waxay
soo jeedaan farraaqyo u eg masaabiirtii la odhan keentaa in qofkaasi u dad kale sii
jiray abu koofiyadle . qabbadsiiyo.
Difaaca Jidhka Covid-19 Muxuu U Weerara Viitamiinada Iyo Macdanaha Xoojiya
Tallabada ugu horeysa ee xanuun la iskaga jiro Xubnaha Kale Jidhka Difaaca Jidhka
waxay tahay in marka horeba laga ilaaliyo in
Hadii dureerka dhiiga ay ka
jidhka u galo waxyaabaha keena xanuunada ay Vitamin D: D waxay xoojisaa difaaca jidhka –
ka mid yihiin virus-ta backteria-yada iyo wixii la maqantahay oxygen, xubin walbaa hadii jidhku heysto vitamin
hal-maala, qof-ka oo adeegsanayaa naddafada. waxay gabeysaa shaqadeediii deetana
D ku filan laga yabaa in difaaca jidhku la dagaalam
Taasi hadii aaney suuroobin, oo sheygii in ay dhintaan ayay aaneyn u
o caabuqa waqti yar. Qorraxda aya laga helaa Vita
xanuunka siday jidhka soo galay – jidhku afar noqoneysaa. Dureerka dhiiga oo ay ka min D
siyaabood ayuu difaaciisa u soo bandhigaa: maqantahay oxygen-tu muddo, waxay
Macdanta Zinc: macdantan waxay wax
Laba nuuc oo kaliye ayaan halkan ku tilmaami keentaa xubinta beerka oo horaantaba ka tartaa shaqada difaaca jidhka. Macdantan
Mechanical defence: difaac makiinadeed. dhimata waxa ku xigi kalyaha sida ayu
waxa laga helaa cuntooyinka badda, hilibka, ukunt
Timaha sanku waxay huffaan neefta la nuugayo isu daba socon. waa muhiim in qofku
a
– waxay qabtaan saxarka iyo boodhka hawada la helo oxygen ku filan goor walba. Marka Vitamin C: waxay unugyada jidhka ka ilaalisaa wa
socda. Cilia-na ( gan, timo, dhoggor) waxa leh sambabkii dhaawac soo gaadho,
x-yeelada. Vitaminkan waxa laga helaa liin-
unugyada neef-mareenka, gankaasi ( oxygen-tu waa ay ku adkaaneysaa iney mcaanta iyo tamaandhada.
dhogortaasi) waxay ka soo xaadhaan xaga gaadho jidhka intiisa kale. Oxygen la’
VitaminA:
sambabka bakteeriyada saxar-ka yar-yar aantaas ayaa u sabab ah in xubnaha
vitamin iyaduna waxa ay caawisaa unugyada dhiig
deetana ( inta aan la soo xaadhin, unugyo kale jidhka ee muhiimka ahi dhintaan.
a cad ee soo saar antibodies-ka, sida tooska ah
ayaa soo daaya xab – xabkaas ayaa qabta u weerara daalinka (pathogens) jidha so galay (
qashinka iyo dullinkaba) dib ayaa loogu soo Xooji Awooda Difaca jidhka bacteria, virus, fungi iwm)
celiyaa sanka– taasi waxan u naqaan siin ( vitamin kan waxa laga helaa khudaarta cagaaran.
duuuf)
Physical defence: Difaac duleed. Unugyada ( Difaaca jidhkaagu waxa uu ka ilaasha in
gudaha) marinada sida afka, indhaha, sanka, aad noqoto bukaan. Taasi awgeed, waa Xabxabku: waxa uu hodan ku yahay vita
neef mareenada, saxaro mareenka iyo kaadi laga maarmaan in difaaca jidhkaagu no min A, C and B6
mareenku waxay soo saaraan xab – xabkaasi qdo mid xoog badan oo caafimaad qaba Toon: toontu waxay kordhisaa unugyada
waxaa uu qabtaa bakteeriyada, virusyada iyo si aanad u bukoon. Caabuqa waxaan k
qashin- ka kalaba iney wax yeelo u geystaan aga badbaadi karnaa hab-
—t ( t-
unugyadaa ku teedsan marinadaas. dhiska difaaca jidhka o si fiican u shaqe cells) waa unugyada la dagaalama virust
ynayaa. Difaaca jidhku waa hab- a.
dhis kakan, oo ka kooban unugyo iyo nu
ddo (tissues) badan --
taasi waxay suurto galisaa inaan yeela Hadii Aad Isu Aaragto Astamaha Covid-19
no caabbiga caabuqa ( resistance to
infection)
: talaabooyinkan hoos qoran waa qaar k
a Astaamaha cudurkan dadka badankiisa wuxu u
mid sida ad ku xoojin karto difaaca jidhk maraa sidii hargabka oo kale, hase ahaatee, dadka
aaga. qaar ayuu ku keeni karaa in ay ku hed waayaan.
 Seexo hurdo fiican ( Halis waxa uu ku yahay dadka dada ah iyo dadka
8 saac) Habeen walba – xanuuno kale la nool: Sida macaanta, kansarka ,
yareysaa welwelka, culeys ku fuula, wa kalyaha iyo xanuuno kale. Hadiiba aad isu aragto
Covid-19 Muxu Ku Sameya Sambabka xay wanaajisaa caafimaadka wadnaha astaamaha laba ama saddex, waxa haboon in
Iyo Marrinnada Neefta  Jimicso ( ugu yaran qofku raadsado talo caafimaad. Ogsoonow-na in
30 daqiiqo socod deg-deg dawo aanu lahayn covid-19.
ah maalin walba).
Covid-19 markaba waxa uu weeraraa difaacaa  Anfaco wanaagsan (good diet) Khudaar
makiinadeed iyo kuwa duleedba isaga oo wax
badan ( Maxaad Samayn
yeelaynaya unugyada ganka bixiya iyo kuwa soo fruit and vege), dhimista sonkorta iyo cu
saara xabka . Taasi waxay keenta in bakteeriyo , ntooyinka duxda badan. Marka astamaha isu aragto, naftaada ula dhaqan
virus iyo qashinkuba galaan sambabka.
 Culeys hadii uu ku saaranyahay isku day sidii qof covid-19 qaba. Waxa ugu habboon waxa
Unugyada xabku waxay ka ilaaliyaan sambabka inaad iska riddo ( cunto dhimis iyo jimic weeyi in qofku is-waadaaliyo (self-isolation). Fiira
virus iyo bacteriyaba -- Hadiiba unugyadaasi ay gaar ah aad siiso dhaqankaaga maalin-laha ah.
si)
dhintaan, sambabku wuxu helis u yahay in virus  Cidiyaha badanaa iska gur
ama backteria gasho. Unugyadaa marka la soo  Nadaafadaada kalena sii balaadhi.
weeraro ( bacteria ama virus ama wax kaleba)
( gacma dhaqashada iyo maydhashadii • Meydh Farahaga Goor walba
sambabku wuxu wargeliyaa difaaca jidhka . cadiga ahayd-ba)
Badanaa difaaca jidhku waxa uu weeraraa • Ha taban indhaha, sanka iyo
 Balwadaha ka fogoow ( sigaarka iyo qa afkaba
daalinka ( pathogen) soo galay jidhka iyo
unugyada jidhka ee aafoobay – marar-ka
adka) Gacmaha
 Welwelka iska yaree ( stress )
qaarkood, qaladka uu sameeyo difaca jidhku
( socodka lugta ee dheer, cunto wanaa
ayaa wuxuu yahay in uu ku daro weerarka gsan, hurdo fiican, cibaado, naddaafad
unugyada jidhka ee fayo qaba. Taaso waxay
a iyo waxa ku welwel galinaya oo
keenta in dhaawac soo gaadho sambabkii – tani aad maamusho,
waa sobabta ay ogsajiintu ay u gaadhi laadahay • Iska Ilaali in dadka ad ugu
ayaa yareeya welwelka (stress-ka) )
jidhka. Qofka waxaa ku adkaaneysa neeftii – dhawato
• U fiirso meelaha aad taabaneyso
waa marka uu ruuxo gaadho in makiinad ka
caawisa neefta loo helo. Feejignow

• Hadii aad wax darento qoyska ka


ilaali iyo dadkaba
• Qorshe samee ad iskaga
ilaalineyso dadkana aad kaga
Ilaali ilaalineys xanuunka